Daawo:-Xayaysiiska Filim Qisooyin Badan Xanbaarsan Oo Ay Soo Wadaan Sooraan iyo Jawaan

    0

    Hargyesa(SLpost)-JIlayaasha Sooraan iyo jawaan ayaa soo saaraya riwaayad filim xayaysiiskiisa la sii daayay oo xanbaarsan murti badan, waxa uu filimkani ka hadli doonaa duxusha,ugaadha iyo tacadiyada haweena.
    https://youtu.be/m9i7o3ogCeY