Daawo:-Waxanu la Hadalnaa Dadka hantida Umada ku Mammay, Awdal iyo Hargeysa ayey Dad Gaajo Ugu dhinteen By News Editor - March 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray Siiro ayaa shacabiga Somaliland gaar ahana ganacsatada iyo xukuumada waxa uu ugu baaqay inay wakhtigan u sitaagaan ianyw ax gaadhsiiyaan dadka abaaruhu ay saameeyeen.