Daawo:-Tartanka Dhirbaaxada Oo Qabsoomay iyo Rag Dhabanada Is Caseeyay

    0

    Hargyesa(Slpost)-Tartanka dhirbaaxada ayaa qabsoomay iyada oo si cajaayib ah raga ku tartamayaa ay isaga garaaceen dhamabada iyaga oo aan ka xanaaqin dhibta dhirbaaxadaasi ay leedahay