Daawo:-Dhismaha Cusub Ee Wasaarada Macdanta iyo Biyahu Ay Dhisatay By News Editor - March 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasaarada amcdanta iyo tamarta ayaa dhisanaysa dhisme qurxoon oo ka soo horjeeda madaxtooyada, waxaana u nashqadaysay kooxda RIO Oo ah dhalinyaro nashaqada dhisamaha samaysa.