Daawo:-Barnaamij Wacyigalin Ah Oo ku Saabsan Qaadka Oo Dalka Ingiriiska Lagu Qabtay By News Editor - March 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Uk(Slpost)-Waxa dalka Ingiriiska lagu qabtay barnaamij wacyigalin ah oo ku saabsan qaadka iyo dhibaatooyinkiisa waxaana la soo bandhigay waxyaabo badan oo uu sababo qaadku.