Boosaaso(Slpost)-Muumulgobaleedka Somaliya ee Puntland ayaa mar kale soo bandhigay qaybka mid ah dadkii ay maxaabiis ahaanta uga qabteen ururka Al-shabaab ee dhawaan weerarka ku soo qaaday, dadkan ayaa waxa aad uga soo ifbaxay caruur u badan
P

