Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorasooyinka qaranka ayaa ku eedeeyay xisbiyada dalka inay muujiyeen anshax xumo isla markaasna aya diiwaangalinti uga faaidaysteen ollole, waxa ay ka dalbadeen inay dib ugu laabtaan dhaqanka wanaagsan sadexda xisbi qaranba.
https://youtu.be/Cxgmtt_cjsw

