Daawo” Hadii aad ka shakido TB tag xarunta kuugu dhaw lacag la’aan ayaa lagugu baadhayaa” Wasiirka Caafimaadka Xaglatoosiye By News Editor - March 24, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Waxa hargeysa lagu qabtay maalinta qaaxada aduunka, xukan oo ah sidii looga wacyigalin lahaa dadka aduunka xanuunak TB iyo dhibaatoouinkiisa, waxaana halkaas ka qaybgaay madaxbadan oo uu ku jiro wasiirka caafimaadka Xaglatoosiye