Hargeysa(Slpost)-Dad danyar ah oo laga raraayay dhul ay ka deganaayeen magaalada Hargeysa oo loogu yeedho Siingasiingaha ayaa casho xoogan ka muujiyay maayarka iyo qorshe uu doonayo inuu magaalada kaga saaro, waxaanay xukuumada ugu baaqeen inay soo faro galiso arimaha.

