Daawo”Jaamacadaha Qaarbuu Daadku Qaadi Doonaa” Wasiirka Waxbarashada Habane By News Editor - March 23, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)Wasiirka wasaarada waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa sheegay in jaamacadaha dalku ay tayada ku tartami doonaan isla maraasna qaar badan uu daadku qaadi doono.