Boorama(SLpost)-Suldaan Dhawal ayaa xisbiyada dalka ugu baaqay inay wakhtigan joojiyaan ollolaha isla markaasana ay dadka abaaraysan gaadhsiiyaan gargaar, waxaanu sida oo kale xukuumada u soo jeediyay inay furto qasnadeeda si dadka loo badbaadiyo.
https://youtu.be/PgIbqBSZw9g

