DAAWO MADAXWAYNAHA GALMUDUG OO SOO GAADHAY MAGAALADA GAALKACAYO OO SIDEEDA U AH MEEL XAASAASI AH

    0

    Gaalkacayo(Slpost)-Madaxweynaha maamulgobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo gaadhay magaalada Gaalkacayo, waxaanu booqday xarumaha dawlada, magaaladaas ayaa ah mid laba maamul ka taliyaan oo aas u xaassaasi ah.