Burco(Slpost)-Gufoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal CalI Waraabe ayaa gaadhay xarunta gobalka Togdheer ee Burco halkaas oo uu kala kulmay soo dhawayn diiran, waxaanu hadalo duur xul ah ku tuuray xisbiyada kale ee dalka isku baacsanay.
https://youtu.be/ktjpQfrHbDg

