Hargeysa(Slkpost)-Dawlada Itoobiya ayaa xooga haatan saartay inay weeciso biyaha wabiga Shabeele isla markaasna ay uga faaidayso beeraheeda, waxaana haatan muuqata inuu saamayn xoog leh ku yeelan doono deegaandii iyo beeraylaydii Soomaalida ee ka faaidaysanaysay wabigaas.

