Daawo:-Hargeysa Dusheeda Oo Gaajo iyo Haraad Loogu Dhintay iyo Dhibaatada Abaarta Oo Dalka Wada Saamaysay By News Editor - March 23, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Duleedka magaalada Hargyesa ayaa lagaga soo warmayaa inay dadkii ku noolaa xoolihii ka dhamaadeen kadib abaarta dabada dheeraatay, waxaana halkaas ku dhinay xoolo badan iyo islaan da’ ah.