Daawo:-Arday Jaamacadeed oo Adeeg Caafimaad Oo Bilaash Ah U Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Reer Guuraaga Ah

    0

    Ceerigaabo(Slpost)-Ardayda jaamacada Sanaag ayaa ugu baxay miiga gobalkaas dadka abaaruhu ay saameeyeen iyada oo ay u fidiyeen adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah.