Haegeysa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay jiray muran xoogan oo xukuumada iyo xisbigeedu ay ka dhex abureen besha Subeer Awal kadib markii la sameeyay suldaan lagu sheegay inuu yahay suldaanka guud, kaas oo lagula qaadwalaynaayo suldaanka guud Suldaan Xasan.
https://youtu.be/PC4K_PMqIyg

