Muqdisho(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliya Maareeye ayaa uga cawday meel fagaare ah haayadaha qaramada midoobay, waxaana goobtan fadhiyay madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, waxaanu wasiirkani sheegay in ay ula macaamilaan sidii aanay dawladi jiriba
https://youtu.be/wBVuJLzDkkw

