Daawo:-Gobalka Sool Oo Xukuumada Somaliland Ay Ka Bilawday Biyo Dhaamis

    0

    Sool(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa ka bilawday gobalka Sool biyo dhaamin kadib markii deegaano badan oo gobalkaas ka tirsan, waxaana haatan ay xukuumadu bilawday inay deegaano gaadhsiiso biyo.