Daawo:-Ganacsade Boore Oo Ka Hadlay Lacagta Badan Ee Jabuuti Ay Ku Wayday Dacwayntiisii By News Editor - March 22, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram UK(SLpost)-Ganacsade Cabdiraxmaan Boore ayaa ka hadlay dhibaatada ka soo gaadhay Jabuuti maxkmadii ay isla galeen oo uu ku tilmaamay inay ahayd mid aan xaq ahayn.