Daawo:-Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan oo Ay Ka Qabsatay Ciidanka Somaliya iyo Tirada Ciidanka Ay Laayeen oo Ay Shaaciyeen By News Editor - March 22, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(Slpost)-Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid badan oo ciidanka Somaliya ay ka qabsadeen iyaga oo shaaciyay tirada ciidamada ay ku laayeen halgalkaas oo ahaa mid khasaare badan, inkasta oo dawladu aanay dhankeeda ka hadlin.