Daawo:-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Oo ka Hadlay Sababta Uu Uga Hadli Waayay Weerarkii Ciidamada Bada Jabuuti

    0

    Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay sababta uu mar hore uga hadli waayay weerarkii ciidanka Jabuuti uu ku soo qaaday ciidamada bada Somaliland.
    https://youtu.be/JzCc_qRyZBE