Daawo:-Shirkad China Laga Leeyahay Oo Hargeysa Ku Iibisa Qalabka Cadeeda Tamarta Lagaga Dhaliyo

    0

    Hargeysa(Slpost)-Shirkad laga leeyahay dalka China ayaa SOmaliland gaar ahaan Hargeysa keentay qalabka cadeeda lagaga dhaliyo tamarta oo dalku uu aad ugu baahan yahay.