Daawo:-Wasiirka Warfaafinta Cadaani Oo Ka Hadlay Khasnadii Tilifishanka Qaranka Oo La Jabsaday By News Editor - March 20, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Cadaani ayaa sheegay in baadhitaan ay haatan bilaabeen booliska iyo sirdoonka dalku kadib markii xalay la jabsaday qasnada tilifishanka qaranka. https://youtu.be/Vvw-l1amZ8o