Daawo:-Reer Burco Oo Ku Wareejiyay Gabiilay Deeq Abaaraha Lagaga Taageeray

    0

    Gabiilay(Slpost)-Maamulka degmada Gabiilay ayaa la soo gaadhsiiyay deeq ka timi ganacsatada iyo shacbiga reer Burco oo lagaga taageerayay dadka abaaruhu ay ku dhaceen deegaanada Gabiilay.
    https://youtu.be/HVbbvn6Wlac