Daawo:-Ceelbiyoodkii Magaalada Xiinglool Oo Dawadu Dib U Kicisay Xili Dadka Abaaro Darani Ay Hayaan

    0

    Xiingalool(Slpost)-Waxa ay dawladu kicisay ceelbiyoodkii magaaalda Xiingalool xili dadka deegaanku ay u baahan yihiin biyo, isla markaasana ay jiraan abaaro ku soo daba dheeraanaya dhulweynaha Somaliland.
    https://youtu.be/ladujvDGUXQ