MAALINTA WADAJIRKA IYO WAXQABADKA SOMALILAND OO MAANTA DHALINYARADII SOO ABAABULIJIRTAY AY U ASTEEYEEN BILICDA MAGAALOOYINKA

    0

    Hargeysa(Slpost)-Dhalinyarada Somaliland ayaa maanta u astaysay maalinta hagaajinta bilicda magaalooyinka, waxaana maanta inta badan ee gobalada dalka ka dhacay hawlgalo iyo waliba qalabka qashinka lagu guro oo la dhigay meelo magaalooyinka ka mid ah, halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa dhalinyarada magaalada Hargeysa iyo waxyaabhii u qabsoomay.
    maalinta

    maalinta1

    maalinta3

    maalinta2