Daawo:-Xildhibaan Obama oo Shirgudoonka Wakiilada Ugu Baaqay Inay Iscasilaan Kadib Musuq Baahay oo uu Ku Eedeeyay

    0

    Hargeysa(Slpost)-Shir gudoonka golaha wakiilada ayaa isku badal ku sameeyay gudihoosaadyada golaha wakiilada taas oo oo xildhibaan Obama ku eedeeyay in lagga hortagaayo warbixin ay soo saari lahaayeen oo la xidhiidha musuq golaha dul hoganaaya
    https://youtu.be/bybm4vRaUJA