Awdal(SLpost)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ayaa ugu deeqay gobalka Awdal gaadhigii uu isticmaalijiray ee V*-ka ahaa si loogu gaadhsiiy dadka ku tabaalaysan meelaha fogfog waxii ay u baahan yihiin ee biyahu ugu horeeyaan, waxaanu si dareen leh uga hadlay arintaas.

