Berbera(Slpost)-Waxa la soo gunaaday wajigii koowaad ee diiwaangalinta gobalka Saaxil oo mudo bil ah la doonayo inay dadku is diiwaangaliyaan, waxaana haatan komishanku ku dhawaaqay goobaha shaqadu ka sii soconayso wakhtiga hadhay.
https://youtu.be/i2D1pnnsnx0

