Daawo:-Dameer Khamari Lagu Soo Raray Oo Lagu Qabtay Banka Wajaale By News Editor - March 19, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Wajaale(Slpost)-Ciidamada madaxtooyada qayb ka degan banka Wajaale ayaa qabtay khamari lagu soo raray gaadhi dameero oo bankaas la marinaayay, waxaana lagu wareejiyay taliyaha ciidamada Wajaale.