Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Hadlay Khasaaraha iyo Dagaalka Ay Kula Jiraan Al-shbaab

    0

    Garoowe(Slpost)-Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay dhimashada dhankooda ee dagaalka ay kooxda Al-shabaab kaga soo degtay badooda, waxaanu sheegay in haatan dagaalku uu ka socdo halgoob.