Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Samaystay Koox Fanaaniin Ah Oo Ka Caawiya Ollolaha By News Editor - March 18, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Wadaani ayaa samaystay koox faniiniin ah oo ka caawiya ollolaha ay ugu jiraan inay la wareegaan hogaaminta dalka kadib marka ay doorashooyinku qabsoomaan, kooxdan ayaa loo sameeyay xalad balaadhan.