Daawo:-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Ku Dhawaaqay Salaad Roob Doon Ah Misaajidadana Fariin U Diray By News Editor - March 18, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka diinta iyo awaafta Sheekh Khaliil ayaa misaajidada ugu baaqay inay salaada kadib ku duceeyaan in alle roobka inoo shubo, waxaanu ka hadlay gargaagarada kala duwan ee la gaadhsiiyay dadka abaaraysan.