Daawo”Waanu ka xunaay inaanu kaliil idinku soo beegano”Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baligubadle By News Editor - March 17, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Baligubadle(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta gobalka Hawd ee Baligbadle waxaana halkaas ay ka jeediyeen isaga iya wafti la socdaa khudbado dhaadheer. https://youtu.be/YL07sMNTZwI