Wajaale(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ahana musharaxa xisbigaas Muuse Biixi ayaa soo dhawayn aad weyn kala kulamay guud ahaan deegaanada uu ka soo jeedo, waxaana maanta si aan kala hadh lahayn loogu soo dhaweeyay magaalooyinka Kalabaydh iyo Wajaale.
https://youtu.be/HCFc_7KYBzg

