Daawo:-Gargaarka Abaaraha Oo Gaadhay Deegaanka Baligacas Ee Gobalka Maroodijeex

    0

    Hargeysa(Slpoat)-Wali waxa ka socda guud ahana SOmaliland gaar ahaan gobalada galbedka dalka samatabixinta dadkii abaaruhu ay saameeyeen, waxaana la gaadhsiiyay dadka deegaanka baligacas gargaar raashin ah.
    https://youtu.be/LjUd0t9yhSI