Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Rayte ayaa dhaliilay gardarada qaawan ee Jabuuti ay ku soo qaaday ciidanka Somaliland isla markaasna ay ku laysay qaar ka ma mid ah, waxaana masuuliyiinta xukuumada Ismaaciil Cumar Geele uu u soo jeediyay inay ilaashadaan gurigooda quraarada ah.

