Daawo;-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Deeq Daawooyin ah ka Gudoontay WHO By News Editor - March 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka gudoontay haayada WHO deeq daawooyin caafimaad ah oo ay ugu talo gashay wasaaradu inay ukala dirto goobaha muhiimka ah ee ay u baahantahay.