Sanaag(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud ayaa Cali Mareexan ayaa xooga saaray in aan ceeb kaga iman haalhii tirada badnaa ee uu dhanka dhisitaanka wadooyinka kaga jiray wasiirkii hore ee madaxtooyada ee is casilay Xirs Xaaji Cali oo wakhtigaas ay wadooyinku hoos imanayeen.

