Daawo” Waan arkaa madaxweynaha xaaladiisa waxaanan ku hanbalyaynayaa in aanu isa soo sharaxin” Cali Guray

    0

    Hargyesa(Slpost)-Muj.Cali Guray oo su’aalo door ah ay waydiisay warbaahintu ayaa ka hadlay khilaafka Boobe iyo Cabdirashiid Xasan Mataan, hogaaminta madaxweyne Siilaanyo iyo khilaafka ka dhex jira xisbiga Ucid.
    https://youtu.be/ls-DZzT4Sc0