Garoowe(Slpost)-Ciidaada Puntland ayaa dagaal saacado badan qaatay kala jira kooxda ka tirsan Al-shaab ee deegaanada ka qabsaday, waxaana masuuliyiinta maamulkaasi ay sheegeen in ay jiraan khasaare badan oo dagaalkaas ka dhashay ayna dib ka soo gudbin doonaan.
https://youtu.be/QbhvKeLHDIE

