Daawo:-Mulkiilahii Doonidu Kaga Gubatay Dekeda Berbera Oo Magdhaw Dalbaday Kana Hadlay Qaabka Ay U Gubatay By News Editor - March 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Mulkiilihii ay doonidiisu kaga gubatay magaalada Berbera oo ka hadlay qaabkii doontiisu ay u gubatay, isla markaasna xukuumada Somaliland u soo gudbiyay inay magdhaw ka bixiso gubashada doontaas. https://youtu.be/_KsauIGc3Ao