Daawo:-Mid Ka MId Ah Musharaxiinta Jabuuti Oo Hargyesa Soo Gaadhay iyo Waxyaabaha Uu Ka Yidhi Dagaalkii Bada By News Editor - March 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Musharax Cabdiraxmana Candhoole oo ka tirsan lixda musharax ee u ordi doona doorashada fooda inagu soo haysa ayaa ka hadlay sabaabta uu Sonaliland u yimi, arimo la xidhiidha labada dal oo laga waydiiyay su’aalo door ah.