Daawo:-Madaxweynaha iyo weftigiisi oo la kulmay Sheekha Kuwait iyo Casuumad uu ugu sameeyey kulanka ka dib By News Editor - March 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Kuwayt(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed ayaa la kulmay Sheekh kuwait waxaana kualnka kadib uu u sameeyay qado sharaf, waxaana si qurux badan wafriga loo sii dhexmariyay caasimada dalkaa siyada oo la galbinaayo.