Boorama(Slpost)-Badhasaabka gobalka Awdal ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib markii dhimashada xaraadku uu u gudbay laynta dadka, waxaanu kud ahwaaqay in xaalad adag uu gobalkaasi madaxa la galay isla markaasna ay biyo gaadhsiin doonaan isaga oo cidkasta oo ciidamada qaranku ay ka mid yihiina ugu baaqay gaadhsiinta dadkaas gargaar biyo ugu horeeyaan.
https://youtu.be/wb9QjBebbXw

