Hargyesa(Slpost)-Boobe Yuusuf Ducaale ayaa daboolka ka qaaday in uu ka xuubsiibtay siyaasada Somliland isla markaasna aanu ku biiri donin xisbi iyo xukuumad danbe, waxa uu ku cudur daartay in da’diisu weyntahay kuwa jirana uu dhaliilsan yahay,
https://youtu.be/KmNGdakb34k

