Hargeysa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay soo cusboonaaday khilaafka seeraha banka Qoolcaday oo xukuumadu ay doonayso in ay seere ka hirgaliso halka dadka deegaankaasuna ay aad arintaas uga soo horjeedaan, waxaana taahan ka hadlay suldaanka guud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir.

