Daawo:-Deeq Dhar iyo Cunooyin Ah Oo Wasaarada Dib Udajintu Ay Siisay Qaxoontiga Yaman

    0

    Hargeysa(Slpost)-Wasaarada dib u dajinta Somaliland ayaa dhar iyo cuntooyin deeq ah gaadhsiisay qaxoontiga Yaman ee ku sugan Hargyesa, waxaan deeqdan laga soo diray dalka Kuwayt, waxaana halkaas ka hadlay masuuliyiin tiro badan iyo qaxoontiba.