Daawo:-Wasiirka Qorshaynta Cali Shoonbe Oo Baligubadle Kula Hadlaaya Beeshiisa By News Editor - March 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Baligubadle(Slpost)-Wasiirka qorshaynta Cali Shoonbe ayaa beesha uu ka soo jeedo kula hadlay magaalada Baligubadle oo ay diiwaangalintii ka bilaabmatay, waxa suu wasiirku beeshiisa ku dhiirigaliyay inay is diiwaangaliyaan si aan looga badan.